Sacuudiga iyo Wadamo kale oo Go’aan kasoo saaray in beri la ciidayo iyo in kale 

Qaar kamid ah wadamada Islaamka oo baadi goob u galay bisha soon fur ayaa ugu dambeyn shaaciyay in maalinta berito oo sabti ah la dhameestirayo bisha Ramadaan ayna ciida tahay maalinta Axad. Maxkamada sare ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa go’aamisay in beri oo sabti ah la dhameestirayo bisha Ramadaan, waxa ayna Maxkamada sheegtay in maalinta ciida … Continue reading Sacuudiga iyo Wadamo kale oo Go’aan kasoo saaray in beri la ciidayo iyo in kale